Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mustaqbalka xawaaladaha Soomaalida kadib COVID-19


Baanka Adduunka ayaa saadaaliyey in ay ku dhowdahay in boqolkiiba 20 ay hoos u dhacayso lacagaha la isugu diro xawaaladaha sannadkan 2020-ka sababo la xidhiidha xanuunka COVID-19 ee adduunka ka dillaacay.

Haddaba xawaaladaha online-ka ee Soomaalida oo ay ka mid tahay Talkremit saamayn ma ku yeelanaysaa arrintan?

Siddee ayeyse dadka waayeelka ah ee tagi jirey xarumaha xawaalaha ay uga faa’iideysan karaan nidaamyadan online ka ah ee lacagaha la isugu diro karo.

Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa su’aalahaas iyo qaar kale weydiiey Maxamed Cabdisamad Cumar oo ah agaasimaha xawaaladda Talkremit oo ku sugan magaalada London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG