Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Laba Masjid oo loo ogolaaday in aadaanka cod sare lagu baahiyo


Laba masjid oo ku kala yaalla laba magaalo oo ka tirsan dalka Canada ayaa waxaa toddobaadkii tegay loo ogolaaday in markii ugu horreysay aadaanka cod sare lagu baahiyo.

Labada Masjid ayaa ku kala yaalla magaalooyinka Edmonton ee gobolka Alberta iyo Halfax ee gobolka Nova Scotia.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa Khadka taleefonka ee Edmonton kula xiriiray Cabdullaahi Kulmiye, oo ka mid ah jaaliyadda Soomaalida, kana wareystay arrintan.

Canada: Laba Masjid oo loo ogolaaday in aadaanka cod sare lagu baahiyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00


XS
SM
MD
LG