NAIROBI —
Mas’uulyiinta Soomaalida ee dowladda Kenya iyo guddiga ganacsatada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan khatarta dhanka cudurka Coronavirus ah ee ka dhalanaysa dukaamada qaadka lagu iibiyo.
Waxay bulshada Soomaalida, gaar ahaan dadka qaadka ka shaqeeya iyo kuwa isticmaala ugu baaqeen inay joojiyaan istiacmaalka qaadka, si loo yareeyo khatrta cudurka Coronavirus maadaama Qaadku uu kamid yahaya adeegyada uu sida fudud ugu faafi karo cudurka.
Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.