Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Norway oo sharci siineysa 1600 oo qof oo Soomaali ah


Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga ay dalkaasi ku joogi karaan.

War ka soo baxay wasaaradda Caddaladda ee dalka Norway, ayaa lagu sheegay in dadlkaasi oo badankoodu mudo dheer sharciga sugayey, loogu ogolaaday siyaabo kala duwan oo la xidhiidha xaaladaha bani’aadannimo.

Dadkan ayaa la sheegay inay badankood dalka Norway soo galeen intii u dhaxeysay sanadihii 2012 illaa 2016.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixin arimahaasi ku saabsan inoo diyaarisay.

Norway oo sharci siineysa 1600 oo qof oo Soomaali ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


XS
SM
MD
LG