Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Mikrofoonka


Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ah Guddoomiyaha Isutagga Saxaafiyiinta Soomaaliya, isaga oo ka hadlaya xaaladda saxaafadda Somalia xiligan, iyada oo Axadda la xusay maalinta saxaafadda adduunka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG