Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lamaanayaal ka faa'iideystay bandowga ka jira Jabuuti


Djibouti
Djibouti

Bandowga ka jira meelo badan oo dunida ah waxaa sababay cabsida laga qabo in xanuunka caronavirus uu bulshad ku dhex faafo, waxaana arrintan ay saameyn ku yeelatay nolosha dad badan.

Hase yeeshee dadka qaar ayaa iyaguna sibaayo kala duwan uga faa’iideystay waqtiga guryaha la joogo.

Cabdillahi Adam Siciid iyo xaaskiisa Sahra Maxamed Cabdillahi waa qoys ku nool xaafadda Balbala ee Jabuut, waxaana ay sheegeen inay iyagu ku faraxsan yihiin waqtiga ay isku heleen, iyaga oo sheegay in ay meel wada dhigteen qorshayaal badan oo horumarka qoyskooda quseeya.

Cabdillaahi iyo Sahra, waxay u warameen wariyaha VOA ee Jabuuti Sagal Siciid Faarax.

Lamaanayaal ka faa'iideystay bandowga Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00


XS
SM
MD
LG