Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Seattle: Hooyo Soomaali ah iyo gabadheeda oo u dhintay COVID-19


Virus Outbreak Washington
Virus Outbreak Washington

Waxaa socota wacyi galin ay bulshada magaalada Seattle ee gobolka Washington ka dhex wadaan bulshada Soomaalida ah kadib markii saddex qof oo Soomaali ah ay gobolkaasi ugu geeriyootay xanuunka COVID-19.

Saddexda qof ee dhimatay ayaa laba ka mid ah waxa ay ahaayeen hooyo iyo gabar ay dhashay iyo qofka saddexaad oo ahaa nin, kuwasaso dhamaantood hal xaafad dagganaa.

Haddaba Farxiyo Yuusuf Maxamed oo madax ka ah hay’adda Somali Family Safety Task Force ee magaalada Seattle ayaa Caasho Ibrahim Aden uga warrantay sida uu xanuunka u saameeyay bulshada Soomaalida.

Seattle: Hooyo Soomaali ah iyo gabadheeda oo u dhintay COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00


XS
SM
MD
LG