Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kiisaska Coronavirus ee Djibouti oo kordhay


Dawladda Jabuuti ayaa maanta shaacisay tiro kale oo cusub oo ah cudurka COVID-19.

Jabuuti waxay sheegtay in la diiwaangeliyey 15 kiis oo cusub oo ah cudurka Covid19.

Tiradan cusub ayaa guud ahaan kiisaska laga helay Jabuuti ka dhigaysa 1,023 qof.

Jabuuti ilaa haatan waxay diiwaangelisay dhimashada 2 qof, iyo 411 qof oo ka bogsaday xanuunka.

XS
SM
MD
LG