War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washingtong

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan qeyb kale oo ku saabsan taariikhdii Axmed Ismaaciil (Xudeydi) oo uu ka warramayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo waliba qoddobo kale.

Dhageyso Caweyska Washington

No media source currently available


XS
SM
MD
LG