Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cusmaan Muxyadiin Shaatax oo ah Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka ee Somalia oo ka hadlaya bandowga ay Dawladda Federalka ee Somalia magaalada Muqdisho ku soo rogtay.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.