Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minneapolis: Masjid cod sare lagaga adimi doono Ramadanka


Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Frey ayaa sheegay in mudada lagu jiro bisha Ramadan, aadaanka salaadaha cod sare lagaga baahin doono majidka Daarul Hijra ee magaaladaas.

Haddaba sidee ayaa arrintani ku timid? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa wariyeheena gobolka Minnesota Maxmuud Mascadde uu weydiiyey Imaamka Masjidkaas Sheekh Cabduraxmaan Shariif.

Dhageyso Warka Duqa Minneapolis
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:24 0:00


XS
SM
MD
LG