Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu ku saabsanyahay sicir kordhinta ganacsatada Soomaalidu ay ku sameeyeen qiimaha lagu iibsado badeecada, gaar ahaan raashinka. Arrintan ayaa timid xilli ay dowladda Soomaaliya dhowaan sheegtay iney joojisay canshuurta ay ka qaadi jirtay badeecooyinka quutul-daruuriga ah islamarkaana ay dhimeyso canshuuraha badeecooyinka kale.

Waxaa barnaamijka marti ku ah Cabdi Abshir Dhoorre oo ah Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo ka jawaabaya su’aalaha dhageystayaasha qaar ee VOA. Jacfar Maxamed Kuukaay ayaa barnaamijka soo saaray halkanna ka soo jeedinaya.

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:58 0:00


XS
SM
MD
LG