Dowlada Hoose ee magaalada Nairobi ayaa bilowday buufinta suuqa Soomaalida ee Eastleigh si looga hortago faafista xanuunka COVID-19, kadib markii guddiga ganacsatada ee Eastleigh ay shalay gabi ahaanba xireen suuqyada.
Wariyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen ayaa warkan ka soo dirtay magaalada Nairobi.