Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu fasax gelin doono Congress-ka, sababo la xiriira inaysan ansixin xubnaha uu xilalka sare uga magacaabay maamulkiisa, oo uu ku jiro madaxa hay’adda madaxa banaan ee maamusha VOA.
Dastuurka Mareykanka ayaa dhigaya in xubnaha xilalka sare loo magacaabo ay cod aqalabiyad leh ku ansixiyaan Senate-ka.
Si kastaba haddii congress-ka uusan lahayn kal-fadhi, madaxweynaha ayaa sameyn kara magacaabis loogu yeero “magacaabista fasaxa”, taasi oo ku ekeeaneysa inta uu dhamaanayo kal-fadhigga xiga ee buuxa ee Congress-ka, haddii qofka la magacaabay aan la ansixin ka hor.
Jacfuur Kuukaay ayaa soo jeedinaya warbixin uu arrintan ka diyaariyey Steve Herman.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available