Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo maanta diiwaan gelisay 72 kiis oo cusub oo COVID-19 ah


covid test
covid test

Dawladda Jabuuti ayaa maanta ku dhowaaqday kiisas cusub oo ah cudurka Coronavirus kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 72, ayada oo ay sii kordhayaan dadka uu haleeyao cudurka.

Kiisaska maanta ay ku dhowaaqday ayaa ah kuwii labaad ee ugu badnaa ee dalka laga diiwaan geliyo muddo 24 saac gudahood ah.

Kiisaska cusub ee maanta la shaaciyey ayaa waxa ka dhigaysaa wadarta kiisaska guud ee dalkaas laga diiwaan-geliyey 435 qof oo laba ka mid ah ay dhineen.

Sagal Scidiid Faarax ayaa warbixintan nooga soo dirtay Jabuuti.

Jabuuti oo diiwaan gelisay 72 kiis oo cusub oo COVID-19 AH
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00


XS
SM
MD
LG