Isku xirrada

War Deg-Deg ah

COVID-19 oo saameeyey Soomaali dib-u-dejin ka heshay Canada


Ka sokow dhimashada badan iyo dhaqaale xumida uu horseeday cudurka Coronavirus, wuxuu sidoo kale saameeyey isu-socodkii dadka ee caalamka.

Dadka uu saameeyay waxaa kamid ah Soomaali qorsheynayay inay tagaan Canada kadib markii uu usoo dhammaaday barnaamijkooda dib-u-dejin ah oo ay dalkaas ka heleen.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahaasi ka wareystay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo madaxda u ah hay’ad ka shaqeysa waxbarashada iyo horumarinta reer miyiga oo loo soo gaabiyo SCERDO oo dalka Canada geysa dadka soo galootiga ah gaar ahaan Soomaalida.

COVID-19 oo saameeyey Soomaali dib-u-dejin ka heshay Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00


XS
SM
MD
LG