Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Mikrafoonka: Ka hortagga Coronavirus


Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sida looga hortegi karo faafitaanka cudurka safmareenka ah ee coronavirus. Waxaa marti ku ah barnaamijka Dr. Cali Maxamed Jimcaale oo ah dhakhtar takhasuskiisu yahay cudurrada faafa.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:19:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG