Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mandheera oo abaabul xooggan ugu jirta ka hortagista faafista Corona.


Dalka Kenya waxaa uu ka mid yahay dalalka Africa ee feyruska Corona uu cabsida weyn ka abuuray. Sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Kenya, waxaa laga helay coronavirus dad gaaraya 122 qof, iyadoo ay 5 qofna u dhinteen.

Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, gaar ahaan gobolka Mandheera waxa uu ka mid yahay gobollada Kenya ee ka dib dhacay dhinaca caafimaadka iyo horumarka. Mandheera ayaa haatan waxaa ka socda diyaargarow ku aadan sidii looga gaashaaman lahaa in Coronavirus uu ku fido.

Wariyaha VOA, Maxamed Faarax Shire, ayaa warbixintan ka soo diray Gaarisa.

Warbixin: Mandheera oo looga diyaargaroobayo ka hortaga coronavirus
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00


XS
SM
MD
LG