Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ku Dhibaateysan Libya


Dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Libya ayaa u sheegay Idaacadda VOA in ay ku dhibaateysan yihiin magalada Tripoli ee caasimadda dalkaasi.

Waxa ay tilmaameen in muddo saddex bilood ah ay ka sugayeen in Hay,ada Socdaalka ee IOM ay dib ugu celiso Soomaaliya balse aanay taasi dhicin.

Wariyaha VOA ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakule ayaa warkan noo soo diray.

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku dhibaateysan Libya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00


XS
SM
MD
LG