Inta badan shaqaalaha u shaqeeya dowladda federaalka Mareykanka, kuwa dowladaha gobollada iyo shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leeyahayba ayaa lagu amray iney guryahooda ka soo shaqeeyaan oo aysan iman xarumohooda shaqada.
Talaabadan ayaa ah mid looga dan leeyahay in lagu yareeyo faafista cudurka coronavirus. Hase ahaatee hay’adaha ammaanka qaabilsan iyo khubarada ammaanka internetka ayaa ka digaya in tallaabadan ay keeneyso khatartii ugu adkeyd ee dhanka weerarada internet-ka ee cyber-attacks loo yaqaano.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo diyaariyey Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available