Tiro Soomaali ah ayaa la sheegay inay ka mid yihiin dadkii ugu horreeyey ee cudurka Coronavirus ugu dhintay dalka Sweden.
Sweden ayaa cudurka laga helay dad ka badan laba kun oo qof, halka dhimashadu ay haatan kor u dhaaftay 30 qof.
Jacfar Kuukaay ayaa wararkan ka waraystay Cabdiraxmaan Xudeyfi o ah Weriye ku sugan magaalada Stockholm ee caasimada dalkaasi.
Facebook Forum