Cudurka Coronavirus ayaa kusii baahaya caalamka ayada oo dadka uu soo ritay ay hadda gaarayaan ku dhowaad 400,000, halka ay ku dhinteen in ka badan 17,000 oo qof.
Dunidu ayaa waxay hadda dagaal xoogan kula jirtaa sidii loo xakameyn lahaa faafista cudurkan. Hadaba sida ay dunidu uga jawaabtay xanuunkan waxaa warbixintan nooga diyaariyay. Maxamed Colaad Xasan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available