Guddiga heer Qaran ee Somaliland u xil saartay ka hortaga cudurka Coronavirus ayaa maanta sheegay in aan la aqbali doonin inay bulshadu sameyso isu imaatin ama kulamo dad badani yeeshan.
Guddiga ayaa dhinaca kale digniin u diray meelaha laysugu yimaado ee aan wali u hogaansamin amaradii hore uga soo baxay gudigaasi.
Faah-fahinta waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Facebook Forum