Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya inay dib u billaabatay wax soo saarka bariiska.
Bariiska ayaa horey uga bixi jiray gobolka hase yeeshee waxa hakiyey colaadihii waddanka iyo caqabadaha dhinaca wax soo saarka.
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan noo soo diray.
Facebook Forum