Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo amartay in la xiro goobaha cibaadada


Dawladda Kenya ayaa amartay in la xiro goobaha cibaadada ee dadka badan ay iskugu yimaadaan, si loo yareeyo fiditaanka xanuunka Coronavirus.

Goobahaas waxaa ku jira kaniisadaha iyo maaajiddada iyo meelaha kale ee dadku iskugu yimaadaan, sida lagu sheegay amarka kasoo baxay dowladda.

Kenya ayaa diiwaangelisay 15 xaaladood oo ah cudurka Coronavirus, waxaana laga cabsi qabaa inay kordhaan dad uu ku dhacay xanuunkan.

Weriyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintan nooga soo dirtay Nairobi.

Kenya oo amartay in la xiro goobaha cibaadada
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:21 0:00


XS
SM
MD
LG