Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Talyaaniga: Xannibaadda oo la sii Adkeeyey


Dawladda Talyaaniga ayaa sii adkaysay goobaha la xirayo, waxaana dawladdu amartay in meheradaha aan aasaasiga aheyn albaabada loo laabo illaa 3-da bisha April.

Guud ahaan waddanka Talyaaniga waxaa coronavirus ugu dhintay ku dhowaad 5 kun oo qof, iyadoo kiisaskuna ka badan yihiin 50 kun oo qof.

Haddaba, wararkii ugu dambeeyey ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka wareysatay weriye Shukri Siciid oo la shaqaysay Wargayska La Republica ee dalkaasi ka soo baxa.

Wareysi: Talyaaniga oo dadka u dhintay coronavirus ay korodhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:18 0:00


XS
SM
MD
LG