Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Xayiraadda Khaadka ee Soomaaliya


Xanuunkan Corono, ayaa saameyn xooggan ku yeeshay dhaqaalaha aduunka. Dhinaca ganacsiga waxaa suuq yeeshay shirkadaha soo saara iyo dukaamada iibiya qalabka nadaafadda, iyo faya dhoowrka, laakiin taa cagsigeed waxaa xirmay inta badan ganacsiyada caadiga ah.

Soomaaliya ganacsiga uu Corono saameeyay waxaa ugu horeeya qaadka, oo ay saameysay xayiraadda ay dhawaan dowladdu ku soo rogtay duulimaadya dalka imanaya.

Haddaba, arrintan ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Abuukar Cawaale oo ku magac dheer Qaad-diid, oo ololeeya joojinta khaadka ee dalka Soomaaliya.

Wareysi Abuukar Cawaale
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00


XS
SM
MD
LG