Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Saameynta dhaqaale ee Coronavirus


Barnaamija Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dhaqaalaha dunida, xilli suuqyada saamiyada ay muujinayaan khasaarooyin xooggan oo qaarkood aan sanado badan lagu arag.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:14:39 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG