Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkuu marayaa qorshaha doorashooyinka Soomaaliya?


Xaliimo Yarey

Waxaa weli is-mariwaa u dhexeeyaa dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka qaarkood, kaasi oo ku saabsan nooca iyo qaabka ay doorasho uga dhici karto dalka sannad gudihiis.

Sharciga doorashooyinka ayaa waxaa horey u saxiixay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib markii ay soo ansixiyeen labada Aqalka ee Baarlamanka.

Si kastaba maamul goboleedyada qaarkood, ayaa ku gacan seeray sharciga, ayaga oo ku dooday inaan laga talo-gelin.

Dhinaca kale, guddiga Doorashada Qaran waxay weli ku kalsoon yihiin inay dhici karto diiwaangelin iyo doorasho qof iyo cod ah.

Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay Guddoomiyaha Guddiga Dooraashada Qaran Xaliimo Ismaaciil Ibraahim "Xaliimo Yarey" oo ku sugan Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:48 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG