Isku xirrada

War Deg-Deg ah

4 Qof oo lagu Dilay Weerar ka Dhacay Gaarisa


Wararka ka imanaya gobolka Gaarisa ee waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in afar qof ay ku dhinteen kadib markii qarax lala beegsaday baabuur ambalaas ah oo xilligaasi siday bukaanno. Qaraxa ayaa ka dhacay deegaanka Ijaara.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa dhacdadan ka wareystay weriyahayaga Maxamed Faarax Shire oo ku sugan Gaarisa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG