Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Wadatashiga Puntland oo Furmay


Shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe. Shirkan ayaa waxaa ku baaqay qabsoomiddiisa madaxweynaha maamulkaas Siciid Cabdullaahi Deni.

Siyaasiyiinta shirk aka qeybgaleysa ayaa waxaa ka mid wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo ra’iisulwasaareyaal hore.

Haddaba, faahfaahinta shirkan waxaa inoo haya Nuux Muuse Birjeeb.

Shir siyaasadeed ka furmay Garowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

Dhagaysteyaal, waxaa naga xusuusin ah in aan la xiriirnay mas'uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya si aan wax uga weydiino shrikan. Marka ugu horraysa ee aan helno mas’uul aan ka waraysanno waan idiin soo gudbin doonnaa.

XS
SM
MD
LG