Isku xirrada

War Deg-Deg ah

'Sababta AFRICOM ay u kordhisay weerarada Al-Shabaab'


Stephen J. Townsend

Dowladda Mareykanka ayaa saddexdi sano ee lasoo dhaafay kordhisay duqeymaha cirka ah ee ay gudaha Soomaaliya ugu geysaneyso kooxda Al-Shabaab.

Sannadki 2019-ki Mareykanka waxay Soomaaliya ka fuliyeen ilaa iyo 64 duqeyn, halka sannadkaan ay fuliyeen ugu yaraan 25 duqeyn oo dhanka cirka ah.

Haddaba maxay tahay sababta Mareykanka ay u kordhiyeen weeraradooda Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da uga soo warranta xarunta Waaxda Gaashaandhiga Mareykanka ee Pentagon, Carla Babb ayaa shalay wareysi kooban la yeelatay taliyaha ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo yaqaano AFIROM, Gen Stephen Townsend.

Waxaa soo koobaya Nur Xasan Nur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG