Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xuska maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey haweenka adduunka. Barnaamijka ayaan diiradda ku saareynaa xaaladaha haysta haweenka Soomaaliyeed oo wajahaya duruufo kala duwan.

Barnaamijka waxaa ku marti ah oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka ee Soomaaliya Batuulo Shiikh Axmed Gaballe.

Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo diyaarisay soona jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:26:12 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG