Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir loo Qabtay Suxufiyiinta Haweenka ah ee Afrika


Magaalada Casablanca ee dalka Morocco waxaa lagu soo gabagabeeyey shir caalami ah oo loo qabtey gabdhaha ka shaqeeya warbaahinta Afrika.

Shirkaas waxaa ka qayb galay in ka badan 300 oo haween suxufiyiin ah ayaa waxaa looga hadlayay saameynta cimilada dunida ee qaaradda.

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo matalayay ururada saxaafadda ayaa shirkaasi ka qeybgalay. Maryan Seylac Abdirisaaq oo ah guddoomiyaha ururka saxafiyiinta haweenka Soomaaliyeed oo ka mid ahayd ka qeybgalayaasha shirka ayaa ujeedada shirkaasi uga warrantey Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Shirka Haweenka Suxufiyiinta ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


XS
SM
MD
LG