Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masaajidada Mareykanka iyo Coronovirus


Dalaka Mareykanka waxaa ku sii faafaya xanuunka Coronavirus ama COVID 19.

Haddii uu sii socdo faafista canuunkan waxaa dhici karta inuu saameyn ku yeesho goobaha ay bulshada isugu yimaadaan.

Meelaha isha sida gaarka ah loogu hayo waxaa ka mida goobaha cibaadada.

Haddaba, sidee masaajidada dalkan Mareykanka ku yaalla ay arrintan u wajahayaan? Falastiin Axmed Iiman ayaa ka wareysatay Sheikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah imaamka Masaajidka Daarul-Hijra ee Magaalada Minneapolis.

Cabsida laga qabo cudurka Crono Virus ee goobaha cibaada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00


XS
SM
MD
LG