Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xanuunka dilaaga ah ee Crono Virus ee dhamaadka sanadkii hore ka dillaacay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha kuna faafay dalal badan oo caalamka ah.

Barnaamijka waxaa ku marti ah oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Dr. Cabdiqani Cismaan Yuusuf.

Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo diyaarisay soona jeedineysa.

Dhageyso Barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:34 0:00


XS
SM
MD
LG