Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Loogu Baaqay Inuusan Cadaadin Ethiopia


Dadka ka soo jeeda dalka Ethiopia ee ku nool dalka Mareykanka ayaa ugu baaqey Mareykanka inuu joojiyo culeyska uu Ethiopia ku saarayo wadahadallada biya-xireenka ay dowladdoodu ka dhiseyso wabiga Nile.

Habtamu Seyoum iyo Salem Solomon ayaa warbixintan inoo diyaariyey, waxaana soo jeedineysa Falastin Axmed Iimaan.

Ethiopian ku mudaaharaaday Washington DC
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00


XS
SM
MD
LG