Tirada dadka laga helay cudurka Corona Virus dalka Talyaaniga ayaa korodhay, waxaana mas’uuliyiinta caafimaadku ay sheegeen inay haatan laba qof cudurkan u dhinteen.
Mas’uuliyiintu waxay xaddideen dhaqdhaqaaqa dadka ee magaalooyinka uu xanuunku saameeyey.
Haddaba, Caasha Ibraahim Aadan ayaa wararkan ka waraystay Shukri Siciid oo la shaqeysa wargeyska la Rabublica ee ka soo baxa dalka Talyaaniga.
Facebook Forum