Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo ay todobaadkan marti ku tahay Naciima Cali Xareed oo ah gudoomiyaha ururka Mother and Child Welfare ee magaalada London.
Barnaamijka oo aan ku eegi doonno xaaladda maxaabiista Soomaalida ee dalka Britain iyo dedaallada ururkani uu ku bixiyo caruurta Soomaalida ee xabsiyada ku xiran ayaa waxaa inoo diyaariyey halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
Facebook Forum