Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Hooyo Soomaali ah oo laga qaaday 6 caruur


Minneapolis
Minneapolis

Hay’adda daryeelka caruurta ee magaalada East Grand Folks ee gobolka Minnesota ayaa bishii hore ee January hooyo Soomaaliyeed ka wareejisay 6 caruur ah oo ay dhashay.

Hooyadan oo lagu magacaabo Nimco Khaliif ayaa, in kasta oo aan la caddeyn, ay hay’addu sheegtay in caruurtu aanay agteeda aamin ku ahayn.

Aabihii caruurta dhalay oo sugaya inuu qoyskiisa ku soo biiro ayaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday bishii June ee sanadkii hore.

Haddaba sida arrintu ku billaabatay iyo halka ay hadda marayso ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Maxamuud Muuse Xasan oo ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ee gobolka Minnesota.

Minnesota: Hooyo Soomaali ah oo laga qaaday 6 caruur
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00


XS
SM
MD
LG