Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Sharciga Batroolka iyo Macdanta ee uu dhowaan saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, horena ay u soo meel mariyeen labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalaya oo su'aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya ​Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Soomaaliya Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal. Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo diyaarisay soona jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:26 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG