Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Mikrofoonka


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo uu todobaadkan marti ku yahay Cabdisalaam Yuusuf Guuleed oo soo noqday Taliye ku xigeenka Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.

Barnaamijka oo aan ku eegi doonno dib u bilaabidda taageerada dhaqaale ee sida tooska ah uu Mareykanku u siiyo ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa inoo diyaariyey halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:02 0:00


XS
SM
MD
LG