Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay kalluumeysiga sharci-darrada ah ee maraakiibta shisheeye ee ka jalaabta badda Soomaaliya. Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalaya oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga ee Dowladda Federaalka Cabdullaahi Bidhaan Warsame.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG