Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay natiijada doorashada Iowa?


Pete Buttigieg
Pete Buttigieg

Waxaa xalay lagu dhawaaqay natiijada doorashada horudhaca ahayd ee Isniintii ka dhacday gobolka Iowa ee dalkan Mareykanka.

Doorashadaas ayaa lagu kala reebayey murashixiinta xisbiga dimuquraadiga ee doonaya inay u baratamaan madaxtinimada doorashada bisha November ee sanadkan 2020-ka.

Ku dhawaaqista natiijada oo dib u dhacday ayaa hadda waxaa in yar ku horeeya duqii hore ee magaalada South Bend ee gobolka Indiana, Pete Buttigieg, waxaana garabka ku haya Senator Bernie Sanders oo laga soo doorto gobolka Vermont.

Hadaba waxa ay doorashadaasi uga dhigantahay xisbiga, iyo waliba suaalo ku aadan khudbadii xalay ee Madaxweynaha uu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan weydiiyay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faalooda arrimaha Mareykanka.

Maxay ka dhigan tahay natiijada doorashada Iowa?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00


XS
SM
MD
LG