Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Mikrofoonka


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo todobaadkan aan ku eegeyno ka bixista dalka Britain ee Midowga Yurub oo si rasmiga ah ay ka bixistu u dhaqan gashay saqdii dhexe ee habeenkii xalay.

Barnaamijka waxaa todobaadkan ku marti ah Maxamed Hereri oo ah aqqoon yahan ka faallooda arrimaha Britain kuna sugan magaalada Glasgow ee Scotland.

Barnaamijka waxaa inoo diyaariyey halkanna ka soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG