Dowlada Masar ayaa ku dhawaaqday in heshiis laga gaarayo biyo xireenka wabiga Nile ee ay dowladda Ethiopia ka dhiseyso dalkeeda.
Arrintan ayaa ka danbeysay ka dib markii dowladaha Masar, Sudan iyo Ethiopia ay wadahadallo ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareykan.
Wariayha VOA ee Masar Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Qaahira.