Wararka u dambeeyay ee ka imanaya dalka Shiinaha ayaa sheegaya in ay korortay tirada dadka uu dilay xanuunka ka dilaacay dalkaasi.
Haddaba Xuseen Barre Aadan ayaa faahfaahinta warkan ka waraystay Ridwaan Maxamed Nuur oo ah arday Soomaaliyeed oo wax ka barta magaalada Wuhan oo ah halka uu cudurka ka bilaabmay kuna xoog-badan yahay.
Facebook Forum