Deegaanno badan oo ku yaalla Geeska Afrika waxaa si daran u saameeyey ayax baabi’iyey dhul beereed badan. Meelaha uu hadda duulaanka ku hayo ayaxu waxaa ku jira gobolka W. Bari ee Kenya.
Haddaba waxyeellada uu illlaaa iyo hadda geystay ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Yuusuf Digaale Ibraahim-cawl oo ka mid ah odayaasha Dhadhaab, waxaana uu ugu horeyn weydiiyey goorta uu ayaxu soo gaaray.
Facebook Forum