Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Mareykanka oo isu diyaarinaya tirakoobka guud ee dadka Mareykanka


Tirakoobka dadweynaha ku nool dalkan Mareykanka oo tobankii sanaba mar la sameeyo ayaa dhowaan ka bilaabanaya guud ahaan gobolada Mareykanka.

Soomalida ku nool Mareykanka ayaa si weyn isu abaabulaya sanadkan si ay u muujiyaan tiradooda dhabta ah maadaama ay tahay markii ugu horreysay ee tirakoobka lagu xusay magaca qowmiyado Africa ah oo Soomaalidu ku jirto.

Wariyaha VOA Xuseen Barre ayaa warbixintan soo diyaariyey soona jeedinaya.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG