Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Berlin: Shirka Arrimaha Libya oo Furmay


Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka waxaa ka furamay shir caalami ah oo la doonayo in xal loogu helo colaadda dalka Libya, sidoo kale la joojiyo saameynta iyo fareglinta ay Libya ku hayaan dalal dhowr ah kuwaasi oo kale taageera kooxaha ku dagaallamaya Libya.

Shirkan ayaa imanaya iyadoo ciidamada Jeneral Xaftar ay horjoogsadeen dhoofinta shidaalka Libya. Maxamed Cabdi Xasan ayaa warbiixntan noo soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG